Hiddo Research and Development Center

Tababar 3 Maalin ah oo loo qabtay qayb kamid ah Maamuleyaasha iyo Macalimiinta iskuulada Dagmada Caabudwaaq

Tababar 3 Maalin ah oo loo qabtay qayb kamid ah Maamuleyaasha iyo Macalimiinta iskuulada Dagmada Caabudwaaq oo ku saabsanaa hormarinta tayeeynta waxbarashada ardayda.

Waxaa soo qaban qaabiyay Hay,ada Save the children waxaana fuliyay Tababare Jaamac Maxamud Diiriye oo ka tirsan Xarunta Cilmibaarista Iyo Hormarinta Bulshada (Hiddo Reseach & Development Center)

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *